Gurmad
Bani’aadanimo/ Fatahaada wabiyada
Dhammaan walaalaha Soomaaliyeed ee ku nool dunida daafaheeda waxaanu ka codsaneynaa inay
gargaar deg deg ah lasoo gaaraan walaalahooda Soomaaliyeed ee ay dhibaatooyinka kasoo gaareen Daadka iyo fatahaada wabiyada.
Fadlan caawi oo Allaah dartiis u caawi walaalaha soomaaliyeed ee caawa cidlada taagan
oo aan haysan waxey cunaan iyo meel ay ku hoyadaan.
Fadlan ka qeyb qaado barnaamijka tabarucaada ay sameynayso hay’adda Danwadaag. Ku
caawi wax alla wixi aad ku caawini karto.
Kusoo hagaaji Tabarucaadaada:-
Danwadaag Relief & Development Organisation
Islamic Bank Of Britain
Sot Code: - 30 00 83
Account Number 01002550
Ama kusoo xawil xawaalada Al – Amal adigoo ku soo
qoraya magaca hay’adda Danwadaag Relief & Development Organisation
Leicester
UK
Naga soo waca taleefoonada
+44 116 2516977 ama 44790349 3209 ama 44 777 0754719
Mahadsanidiin
By Cabdixakiim jaamac jooje