2

Danwadag Relief & Development Organization

Home
41
xoghaye
40
61
xaf
xafladda
Boqolka Buush ee Boosaaso
Danwadaag oo Deeq Raashin ah Gaarsiisay
danwadag
English Version
About Us
Our Services
Somali Link
Contact Us

Barnaamijka Afurinta Dadka Baahan ee Bisha Ramadaan

Hay’adda Danwadaag waxa ay ka codsaneysaa dhammaan dadweynaha Soomaaliyeed ee Muslimminta ah, meel walboo ay joogaanba in ay Ka qeyb qaataan tabrucaada loo ururinayo, Bisha ramadaan kasoo ah, Afur, dadka Soomaaliyeed ee ku dhibaateysan gudaha Soomaaliya, ee aan heli Karin awood ay ku afuraan.

Dadkaas oo ku kala baahsan dhammaan Soomaaliya, ayaa hay’addu waxey dooneysaa inay u qeybiso xirmooyin ( Package ) raashin ah oo ka kooban inta daruuriga ah sida Bur, bariis, Saliid, Timir iyo Sokor. Qofkiiba wuxuu qaadanayaa hal xirmo, oo ku filan muddo bil ah. Qoyski wuxuu qaadanayaa dhowr xirmo.

Haddaba Xirmadi ( Package ) ki waa £5 ama $8 hadba meeshi aad joogto.

Fadlan Allaah dartiis wax ula bax, oo fiiri walaalka Soomaaliyeed ama walaasha Soomaaliyeed aan cidin u maqnayn Allaah mooyee. Isku day ugu yaraan inaad dhowr xirmo ama hal xirmo aad Allaah dartiis ugu iibiso qofkaa Soomaaliyeed ee ku dhibaateysan Soomaaliya.

Kusoo hagaasi tabarucaadaada

Danwadag Relief & Development Organisation
Islamic Bank Of Britain
A/C 01002550
Sort Code 30 00 83
Leicester UK


Ogow £1, ee aad bixisaa wuxuu wax u qabanayaa dhibane Soomaaliyeed.
Please Donate generously.

By:- Cabdixakiim Jaamac Jooje

Wararka u horeeya
Heshiiskii Beelaha Domco iyo Kalabaydh oo lagu soo Afjaray Guriga Garaad Jaamac (daawo Sawirada)
Updated :Monday, 11-Sep 2006

Sanadguuradii 911 iyo Bush oo ubax dhigay xaruntii la burburiyey ee WTC New York (sawiro)
Updated :Monday, 11-Sep 2006

Tony Blair oo soo gaaray Beyruut iyo Mudaharaadyo socda (Sawiro)
Updated :Monday, 11-Sep 2006

Maxaakimta Islaamig ah oo markale ku celiyay in ay ka soo horjeedan ciidamo shisheeye oo loo diro Somaliya
Updated :Monday, 11-Sep 2006

Madaxweynaha Puntland iyo Wafdi balaaran oo gaaray Laas Caano
Updated :Monday, 11-Sep 2006

Al Qaacida oo so saartay digniin ka dhan ah xuska sanad guurada shanaad ee weeraradii 11-kii September
Updated :Monday, 11-Sep 2006

Idaacada Jowhar oo hawada dib ugu soo noqotay
Updated :Monday, 11-Sep 2006

Dowlada Federaalka iyo Nabadoonada Bay iyo Bakool oo qodobo kasoo saaray dagaalkii Airporka
Updated :Monday, 11-Sep 2006

Hay'adda Danwadaag oo buugaag ugu deeqday dugsiyo ku yaala Puntland
Updated :Monday, 11-Sep 2006