11

Danwadag Relief & Development Organization

Home
41
xoghaye
40
61
xaf
xafladda
Boqolka Buush ee Boosaaso
Danwadaag oo Deeq Raashin ah Gaarsiisay
danwadag
English Version
About Us
Our Services
Somali Link
Contact Us

Maamulka Hay’adda

 

Maamulka hay’addu waxa uu ka kooban yahay dad aqoontoodu sareyso oo khibrad sare u leh howlaha u adeegidda bulshada, qaarkoodna ku soo jiray howlahan illaa iyo muddo toban sanadood.

 

Waxyaalaha ay aad uga soo shaqeeyeen waxa ka mid ah sida hay’addi Somali Advice & Information Centre, oo sumcad aad u wanaagsan ku laheyd gobolada Midlandiga ee cariga ingiriiska, oo ay fikradeedi iyo wadideediiba ay iyaga iska lahaayeen. Hay’addaas oo aad uga qeyb qaadatay dejinta dadka Soomaaliyeed ee Magaalooyinka ku yaal East Midlandiga, qaas ahaan Leicester.

 

By:- Danwadag Secretary

Cabdixakiim J. Jooje