Codsi
Hay’addu waxey si islaamnimo ah uga codsaneysaa dhammaan dadka
soomaaliiyeed ee kheyrka jecel inay hay’adda ku caawiyaan wixi taakulayn ah ee la xiriira wax u qabashada dadkaa ku
dhibaataysan gudaha Soomaaliya oo cid u maqan ayan jirin.
Ogow halki pound ama dollar aad bixiso wuxuu wax u qabanayaa qof Soomaali ah oo aan
haysan waxyaalihii duruuriga ahaa ee qofka aadanaha ah uu u baahnaa sida hoy, quud, arad , IWM.
Haddaba isku day walaalka muslinka ah iyo walaasha muslimada
ahey inaad bishi ku caawinto dadka dhibaateysan $2, $5 ama $10
ama
wixi kale ee aad awoodo.
Ogoow waxwalba aad hay’adda ugu deeqdo waxey wax u qabanaysaa walaal Soomaaliyeed
oo ku dhibaataysan gudihi waddanka.
Please Donate generously.
Ku soo hagaaji tabarucaadaada ( By cheque or Postal
order ) :-
Danwadag Relief And Development Organisation
115A Harewood Street- Leicester - LE5 3LY- UK.
Tel/Fax 00 -44 1162516977
Allah inaga dhigo kuwa samaha isugu gargaara xumahana iska reeba – Aamiin
By:- Xoghayaha Danwadaag
Cabdixakiim Jaamac Jooje