7

Danwadag Relief & Development Organization

Home
41
xoghaye
40
61
xaf
xafladda
Boqolka Buush ee Boosaaso
Danwadaag oo Deeq Raashin ah Gaarsiisay
danwadag
English Version
About Us
Our Services
Somali Link
Contact Us

Maxaa ka Mid ah Shaqooyinka ay qabato Danwadaag.

 

Shaqooyinka ay qabato Danwadaag waxaa ka mid ah:-

 

1.    Quudinta dadka Masaakiinta.

2.    Taakulaynta xeryaha Agoonta.

3.    Qalabeynta Iskuulada.

4.    Horumarinta Caafimaadka

5.    Horumarinta Waxbarashada.

6.    Wax u qabashada dadka ay dhibtu kasoo gaarto masiibooyinka iyo Abaaraha.

7.    Dhisida iyo dayactirida Masaajidyada.

8.    Dhisida iyo qalabeynta Malcaamadaha ama dugsi Quraanka.

9.    Qodida ceelasha.

10.                       U gargaaridda dadka tabarta daran sida, naafada, dadka waayeelka ah ee aan taakulayn heysan, dumarka tabarta daran iyo Agoonta.