Waa Maxay ujeedooyinka
Danwadaag
Ujeedooyinka
danwadaag waa:-
§
Sidi ay u taakulayn laheyd dadka Soomaliyeed,
ee ku dhibaataysan gudaha Soomaaliya ee aan haysan nolosha daruuriga ah, sida ( Quud, Hoy iyo Arad ).
§
Sidi ay wax ugu qaban laheyd dadka ay dhibtu ka
soo gaarto xaaladaha masiibooyinka iyo abaaraha.
Sidi ay wax uga qaban laheyd una hormarin laheyd arimaha waxbarashada, caafiimaadka, biyaha iyo wax alla wixi ay u
baahan yihiin dadka ku dhiban gudaha Soomaaliya