4

Danwadag Relief & Development Organization

Home
41
xoghaye
40
61
xaf
xafladda
Boqolka Buush ee Boosaaso
Danwadaag oo Deeq Raashin ah Gaarsiisay
danwadag
English Version
About Us
Our Services
Somali Link
Contact Us

Danwadaag Maxey tahay

 

Danwadaag waa hay’ad madaxbannaan oo samafal ah, oo aan aheyn faa’iido raadis, una taagan sidi ay wax ugu qaban laheyd dadka Soomaaliyeed ee ku cadilan ama ku dhibaateysan gudaha Soomaaliya.

 

Waa hay’ad ka diiwaan gashan dalka ingiriiska, lehna charity number.

 

Fadhigeedu waa Leicester, waxaana la asaasay June 2005.